U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maslaxo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA7 xar
La Mid AhmaslaxadMagac Dheddig
1

Dan, faa'iido.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mar la weydiiyay Abu-Mansor inay la kulamyaan wadaadada ka socda Midowga culumada Islaamka ee ku sugan Muqdisho, ayuu yiri: "Waan la kulmaynaa cid walba oo maslaxo wada, hadii waxa ay wadaan aysan na anfacayn waxaan leenahay nama anfacaan".

”
“

Mar hadday halkaa ka bilowdo in la iska dhega tiro iyo in la iska celiyo mooyee in la maslaxo rajadeed dhimatay.'

”
“

Muddo kordhintu waxay wax badan ka taraysaa in wadajirkii Puntland la soo celiyo, lana doono oo la soo maslaxo cid kasta oo caro qaadday sida Raasi Casayr, Galdogob, Dhulbahante, Garsoor iyo Gaalkacayo oo shiddo sokeeye iyo mid derisba halakeeyeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maslaxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD