U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masaaxad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA8 xar
1
2

Tirtire; goome.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gunbur ama Baramiid waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu tahay saddexagal ama labajibbaarane, masaaxada dhinacyadiisuna yihiin dhowr saddexagal oo ku kulma cirif qur ah.

”
“

Isaga oo faah-faahin ka bixinaya heshiiska dhexmaray shirkadda Petronas iyo dawladiisa, Maxamuud Dirir wuxuu sheegay in shirkadda loo cayimay masaaxad lagu qiyaasay 15,000 km oo wareeg ah, kuna taala meel ku dhaw xadka Itoobiya la leedahay Sudaan.

”
“

Kubad waa joomateri oo ay xaddido masaaxad ay dhammaan baraheedu u jiraan fogaan isl’eg bar cayiman ah oo loo yaqaan barta dhexe oo aan lahayn wax xagal ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masaaxad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD