U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qur

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QU3 xar1 Tusaale
1

Naf; ruux.

2

Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin.

Tusaalooyin

“

Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Luqmaan Alxakiim Eebbe kor ahaaye wuxuu qur'aankiisa ku yiri: Oo runtii waxaanu siinay Luqmaan xikmad.

”
“

"Waxaan xirnaa muddo 53-casho ah, wax maxkamad ah la ima geyn, sidoo kalena la iima sheegin sababta dhabta ah ee la ii xiray, waxaase la igu yiri shalay gallinkii dambe iska bax waad fasaxan tahaye" ayuu yiir Agaasimaha Idaacadda Qur'aanka Kariimka.

”
“

Janaraal Daauud wuxuu ku dhashay tuulada Mareeg ee ka tirsan gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya halkaas oo uu ku dhameeye aqoontiisa Qur'aanka asagoo da' yar ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD