U gudub nuxurka bogga
SABAAD

marso1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Dhismo xeebaha badaha laga dhiso oo doonayaha iyo maraakiibta ku xirato.

2

Diilliin madow oo iduhu dhexda ku yeeshaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boosaaso: Ciidamada Mareykanka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya oo Puntland u gacan geliyay kooxo burcsad badeed ah (3. Marso 2009 - APL) Ciidamada Mareykanka eek u sugan xeebaha Soomaaliya oo Puntland u gacan geliyay kooxo burcsad badeed ah 1174.

”
“

Boosaaso: Rabshado ka dhacay Boosaaso oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac - Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ka hadlay- (23. Marso 2009 - APL) 1180.

”
“

Dhinaca kale Madaxweynaha DGPL Cadde Muse ayaa maanta ka qeyb galey xaflad lagu xusayey maalinta Haweenka 8 Marso taas oo ka dhacedy xarunta dowlada Hoose ee magaalada Bosaso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
marso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD