U gudub nuxurka bogga
SABAAD

marsii

Fal Laba-Gudbe (2)
Naxwe-iiyay, -iisay
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin.

2

Wax kale dul marin (wax).

3

Wax meel ku dul socodsiin.

4

Arrin cid kale ogaysiin (gob).

5

Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxaa sidoo kale Midowga Afrika uu ku baaqay in la sameeyo xayiraad garoomada diyaaradaha & dekedaha aysan maamulin Dowladda KMG ah, iyadoo marsii horeysayna uu uruka IGAD uu isna sidan oo kale ku baaqay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Laba-Gudbe (2) (f.lg2)

Isrogrog

-iiyay, -iisay

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
marsii - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD