U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maraykaan

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA9 xar
1

Dhar cad, suuf ah, adag oo reer miyigu qaataan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baarlamaanka Caro Maraykaan ayaa qumaati ugu Baridhaan Buushe inuu wuxuu doono ku basiyo Ciraaq oo beryahan-ba laba-dible looga hayey.

”
“

Sidoo kale, Jamhuuriyadda Shankaroonta waxa lagu dhex arkay rag cawl-cawlan oo carro Maraykaan ka yimi, sheegtayna in ay ka tirsan yihiin Malcaamad ka mid ah malcaamadaha diinta dimoqraadiyada lagu faafiyo.

”
“

Dalka Maraykaan oo dawlad tamar martay ah oo kibir dartii nukliyeerka nalka ku shidata ayay arrintani askaxooda gurtay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maraykaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD