U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maraq1

Magac Lab
Naxwe-rqo, m.l
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin.

2

Fuud.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/qaasin baa cuni lahaa, ciddi Dawladnimo hadday kimis tihiyo, maraq basbaasaysan.

”
“

Canjeero iyo Xulbad ama Canjeero Xulbad waa Canjeero iyo Maraq lagasameeyay xulbad kaasoo ay caan ku yihiin somalida iyo oromada ethiopia ku nool.

”
“

Intii aan waraaqahaa jeedaalinayey kuma arag urur yidhi; Buurahana Hilib baan ka dhigi, baddana maraq, bacaadkana bariis.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rqo, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maraq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD