U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maqsuud1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

.kh M. ah: qof wuxuu rabo haysta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waalidka dhalay dhalinyaradan ayaa aad maqsuud ugu ahaa in sidan loo dhaqan gasho, iyaka ayaa geeyay Iskuulkan dhaqan celinta ah iyaka oo dhaqaale ku baxsha si Ubadkooda ay dib ugu laabtaan nolosha caadiga ah.

”
“

Aniga oo u yeeriddaas maqsuud ka ahaa, ayaan soo ordi jiray, oo weliba soo bidi jiray,una imaan jiray Haweeneyda.

”
“

Waxaa sidoo kale isna ammaanay falkan fulaynimada iyo naxariis darrada ah wakiilka Xisbul Islaam, Muuse Carraale, oo ku tilmaamay xasuuqa fal geesinimo leh, xisbigiisuna maqsuud ka yahay dhibaatada loo geystay reer shacabka reer Beledweyne.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maqsuud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD