U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malow

Magac Lab
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxa dhaawacmay wadihii baabuurka oo magaciisa la yidhaa Maxamuud Caraale, Yuusuf Asnaaji (raaciga) iyo Maxamuud Malow oo ahaa Kirish-boygii gaadhiga.

”
β€œ

Haseyeeshee, taliyaha Laanta baadhista dembiyada ee Booliska Burco Cali Jaamac Malow ayaa u sheegay weriyaha Haatuf in ninkii dilkaas geystey oo magaciisa la yidhaado Saleebaan Gabbad uu baxsaday, haatanna uu boolisku ku daba-jiro raacdadiisa.

”
β€œ

Sida malow shanshadu muruxday oo maro ku duubaaya Ama mulac digaag meheriyoo, malab la dhuuqaaya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD