U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malag1

Magac Lab
Naxwe-laa'ig, m.dh
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Mid ka mid ah uunka, oo laga abuuray nuur iyo iftiin.

2

Malag loo soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado.

3

Tusaale Dheeraad ah3

“

"waa god u jira 2 mayl (3.2 km) magaalada Makka ee deegaanka Xijaas " Dhererka godka Xira waa 3.7 mitir baladhkiisuna waa 1.6 mitir " malag Jibriil waxyiga ugu keenay nabiga" "Dhererka godka Xira waa 3.7 mitir baladhkiisuna waa 1.6 mitir "

”
“

Doorroone mawdkii hadduu, dunida kaa dheelmay Malag Eebbe soo diray hadduu, maradii kaa diiray Gegi ay dillaacsheen haddii, lagugu hoos duugey.

”
“

Cirku mayay buu la madaw yahay, Magaal midab buu la madaw yahay, Masku malag buu la madaw yahay, Anna murugiyo maxay mudan baan, Cirka waxa ku gedaannaa daruuro colaadeed, dhulkana waxa ku gedfanaa duruufo nololeed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-laa'ig, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD