U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madbacad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Meel dhisan oo ay yaalliin mashino waaweyn oo wax lagu daabaco.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Wasiirku waxa uu sheegay in Wasaaradda waxbarashadu ay leedahay madbacad balaaran oo haqab tirtey baahiyihii dhanka buugta, madbacan ayuu sheegay inay wax weyn ka badashey baahiyihii dhinaca buugaagta waxaana uu waftiga tusay madbcada wasaaradda.

”
β€œ

Laatiinka looma iisheen haddii uu qarankii jiray awoodi lahaa sameynta ama soo iibsashada madbacad faafiso mid ka mid ah far Soomaaligii ay curiyeen aqoonyahan Soomaaliyeed.

”
β€œ

Kenyankan oo lagala baxay dhismaha madbacad Xamar cadde oo ay shaqaale ka ahaayeen mudo 2-sano ah ayaa waxaa lagu eedeeyay afduubkooda koox gacan saar la leh Al-shabaab, iyadoo sii dayntooda ay gacan ka geysteen ganacsato.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madbacad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD