U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madaar1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.

2

Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

J: Ma jiro madaar Somaliland ah oo aan furayni, laakiin waxaan ku odhan karaa waxa jir madaaro Somaliland ah oo aanay wax badani naga soo gelin.

”
“

Ee aan madaar lagu kulmiyo, mawlac ka cadeeyay.

”
“

Wararka) - ugu yaran 30 qof ayaa ku dhintay, in ka badan boqol kalena way ku dhaawacmeen, kadib markii uu qarax weyni ka dhacay madaar ku yaala magaalada Daafo oo ku taala koonfurta dalka Filibiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD