U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maaro1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Tab mushkilad lagu xalliyo.

2

Awood; karti; tamar.

3

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida awgeed, xoojinta nidaamka maamulida dawladda hoose ee Hargeysa waxa khuseeya in maaro loo helo arrimaha aynu soo sheegnay.

”
“

Maahmaah Soomaaliyeed ayaa waxay tidhaahdaa “gardaro garab og iyo xanuun geeri og midna looma maaro helo”.

”
“

Maadhiinka tiirada fog iyo, maaro dananaaya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD