U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maareyn

Magac Fal
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf MSubg MA7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka noqonaya waa dadka qaatay dhalashada wadaanka, joogayna wadankaan in ka badan 7 sano, qoys ah, rabana in ay ilmahooda ku barbaariyaan dhaqan Islaami ah isla markaan maareyn kara dhaqaale ahaan in ay meel kale degaan.

”
“

Dhanka kale Xafladaan oo mar dhow la soo afjaray ayaa waxaa isla galabta lagu dhaariyay 46 ka mid ah xubnaha Golahaasi Deegaanka kuwaasoo u dhaartay inay si daacad ah wax u maareyn doonaan xiliga doorasha.

”
“

Sidaasi oo kale, hanka, rajada iyo xushmadda loo hayay ururka IGAD markii la aasaasay, maanta ummadaha gobolka IGAD waxayka quusteen waxqabad iyo maareyn khilaafaadka daashaday dalalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maareyn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD