U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maandhaaf1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA9 xar
La Mid AhmaandhaafidMagac Dheddig
1

maandhaaf2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida ay siyaasiyiintu haatan wadaan markaad eegto war-saxaafadeedka ayaa keeni kara is-maandhaaf iyo khilaaf nabad-gelyo darro oo aan dani inoogu jirin.

”
“

Xilkaan ayaa waxaa horey isaga casiley Yusuf Axmad Khayre madaama is-maandhaaf wada shaqeynta ah uu dhexmarey Madxaweyne Cadde Muse.

”
“

Kulankii maanta oo aan sababin wax gacan ka hadal ah ayaa abuurey is-maandhaaf balaaran oo golaha xukuumada dhexdiisa ah iyada oo ay jireen Wasiiro la safnaa Madaxweynaha Cadde Muse.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maandhaaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD