U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maajo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Bisha shanaad ee taariikhda miilaadiga ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maajo 2002, Maxamed Ibrahim Cigaal waxaa ku geeriyooday Southafrica.

”
“

Balse bishii Maajo, sannaddii 2007 ilaa Juunyo, 2009 waxaa lagu sameeyay dastuurka Puntland dib u eegis.

”
“

Sidaan horey u soo sheegay, dhameystirka Dastuurka qabyada ah, inta aan la gaarin xilligii loo qabtay ee bisha Maajo, ayaa ah arrinta mudnaanta koowaad aan siineyno xilligaan hadda la joogo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maajo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD