U gudub nuxurka bogga
SABAAD

juunyo

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JU6 xar
1

Bisha lixaad ee sanadka masiixiga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Australia: Jaaliyad la kulantay Wasiir PL Maalintii 2da Juunyo 2010 waxaa soo gaaray dalka Australia magaalada Melbourne Farah Jama Wasiirka Maaliyada ee Dawlad Goboleedka Puntland, Soomaalia.

”
“

Taariqda cusub waxaa laga dhigay 1dii July 1960. 26kii Juunyo 1960kii waxaa xuriyad qaadatay Waqooyiga Soomaliya.

”
“

Waxaana sugeynaa waqtiga aan dib u eegi doonno horumarka la gaarey oo uu ka mid yahay kan laga gaarey Shirka Burcad-badeednimada ee lagu qaban doono Imaaraadka Carabta ee Midoobey bisha Juunyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
juunyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD