U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lumi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf LSubg LU4 xar
1

Habaabin; anbin.

2

Xoorid; khasaarid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xanuun faro badan oo uu qofka ka dareemo laabta, xanuunkaas waxa dhici karta inuu ku sii faafo gacmaha, shafka qoorta daamanka, dhabarka ama dareenka jidheed oo ka lumi qaybtaas jidhka.

”
“

Dhamaan intaasi way lumi doonaan haddaan xal laga gaadhin muranka UDUB iyo Kulmiye horyaal.

”
“

Haddii arrintaa ay indhaha ka qarsato iyada oo dano siyaasadeed oo gaaban xeerineysa waxa halkaas ku lumi doona mar kale himiladii ummaddaha la cadaadin jirey ee Itoobiya, gaar ahaan qawmiyada Soomaalida ee Itoobiya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

L · LU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lumi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD