U gudub nuxurka bogga
SABAAD

layn1

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf LSubg LA4 xar
1

Xarriiq toosan oo meel ku calaamadaysan.

2

Saf.

3

Xarig koronto, taleefan iwm oo isku xira laba meelood ama in ka badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu yidhi; "Anagu waxaanu nahay dadkii dhuxulaysatada ahaa ee dhirta layn jiray, markaas waxa na soo gaadhay fariinta ah ilaalinta deegaanka, waxaana naloo sheegay in dunidu dhirtii nabadgelinayso oo laga horumarayo.

”
“

Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay in haddii ciidamo ka socda Mareykanka iyo Ingiriiska la keeno Somalia ay layn doonaan, kuna jiidi doonaan jidadka Muqdisho, sidii dhacday sannadkii 1993-kii.

”
“

Cuduro badan oo si ba'an u layn jiray aadanaha ayaa laga cirib tiray dunida, sidoo kalena caqliga oo kaashanaya dhashiisa cilmiga waxay sahleen in musiibooyin badan oo dabeecadda laga dhaxlay si fudud lagu maareeyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
layn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD