U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kuwee

Magacuyaal Weyddiimeed
Xaraf KSubg KU5 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

S: Faysal, haddii aynu u yara leexano ciyaaraha adduunka kale, waxaad nin kubadda cagta aad u xiiseeya, markaa kooxaha aad u xiisayso ciyaarahooda ee aad taageerto waa kuwee?

”
“

Maxamed oo isaguna ah macallin ayaa arrintaas isna ka hadlay, wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay: “Dadku maxay Madaxweynaha ula yaabayaan, waa kuwee kuwa raggan ka tayada wanaagsan ee ay sugayeen.

”
“

Waxaa haddaba isweydiin mudan; dhiiggii xoriyadda loo daadiyay oo aan weli dhulka ka qallalin, waa kuwee, kuwa ay hooyadu ka digeyso in farxaddii loo dabbaaldegayay ay u baddalaan fitno iyo fowdo lagu hoobto?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Weyddiimeed (mu.we)

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kuwee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD