U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kontorool1

Magac Lab
Xaraf KSubg KO9 xar
1

Wax baaridda wax la baaro.

2

Meel wax lagu baaro. kontorool2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenku waxaa uu sheegay in ninka la dilay ka dib markii uu xabado ku furay kontorool ay joogeen militariga Israel ee ku dhow magaalada Daanta Galbeed ee Tulkaren.

”
“

Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo Maanta la wereegay Isgoyska Ex-kontorool Afgooye.

”
“

Weerarkan oo ahaa mid kadis ah oo aysan filaneyn ciidamada Booliska oo halkaasi ka hayey ilaalo ayaa dagaal dhex maray uu socday mudo, iyadoo markii danbe lagala wareegay gacan ku heynta bartaasi Kontorool oo ku taala gudaha magaalada Baydhabo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kontorool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD