U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khaliif1

Magac Lab
Naxwedii.
Xaraf KHSubg KHA7 xar
1

(khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin.

2

(-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Khaliif Ciise Mudan, ayaa lagu sheegaa nin hawlkar ah oo go’aan adag oo jecel in hawshu ay u fusho sida uu isagu markaas talada u arko in xal lagu gaari karo.

”
“

. K/xigeenka Degmada Ceel Buur Khaliif Faarax Faahiye.

”
“

Khaliif Max'ed ayaa kadib kulankooda saxafada u sheegay in Salaad Cali Jeelle uu ku booriyay sida ay Amniga Dekada u sugeen, isagoo sheegay in dhawaan ay halkaasi soo gaari doonaan ciidamada Ethiopian iyo kuw Soomaalida ee DF ka tirsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dii.

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khaliif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD