U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kax

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KA3 xar
1

Meel bannaan oo aan lahayn geedo dhaadheer, caws iyo nagaarse leh.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Deegaanka kax-shiiqaaleed ayaa K/Galbeed waxa uu uga beeganyahay Magaalada Muqdisho waana Deegaan lagu tilmaamo in uu ka mid yahay meelaha Muqdisho ugu nabdoon.

”
β€œ

Ministarku isagoo cawaandiyayntiisa sii wata, wuxuu sheegay in nimankaasi hadday ciyaar seel-seelida joojin waayaan in aanay ka baqan doonin ee ay kax bannaan isugu soo baxaan, kooda ciidda la cunsiiyo.

”
β€œ

Qaar kamid ah dadka deegaanka Kax-shiiqaaleed oo Madaxdaasi u sheegay in ay san jirin Cid kawar qabta xaaladooda..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K Β· KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD