U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kariim

Magac Lab
Naxwedii.
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Magaalada Muqdisho ayaa maanta xabsiga laga soo daayey Agaasimihii Idaacada Quraanka Kariim (IQK) Shiikh Yusuf Max'ed Barrow kadib marki uu xabsi ku jirey 53 cisho isaga oo aan wax maxkamada ah la soo taagin.

”
“

Anigoo ah Abdi kariim Barkhadle C/kariim oo jooga dalka Maraykanka kuna dhashay galbeedka Boorama, kana baxay iskuulka Camuud Sanadkii 1956kii, shaqadii ugu horaysayna ka qabtay DNR Somaliland magaalada Hargaysa 1957kii.

”
“

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay maanta burburiyeen qabriyada Sheekh Nuur Xuseen iyo laba wiil oo uu dhalay oo ku yaalay deegaan lagu magacaabo Badalu-kariim oo galbeed kaga beegan degmada Jilib.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dii.

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kariim - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD