U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kacsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Wax aan degganeyn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Warar hoose ayaa sheegaya in dilkaan uu ahaa mid salka ku haya aanooyin beeleed oo u dhexeeya beelaha ay ka dhasheen marxuumiinta iyo kuwa dilkooda geystay, iyadoo degmadaas ay xalaadeedu weli kacsan tahay.

”
“

Dowlada Yemen ayaa uga digtay dadka Somalida ah ee ku nool dalkeeda inay ku dhex safraan dalkeeda, kadib markii ay soo baxeen hanjabaadyo ay Al-shabaab ku sheegtay inay ciidamo ugu dirayso kooxaha ku kacsan dowlada Yemen.

”
“

Dadkaan laga kexeystey Isbitaalka ayaa loo maleynayaa in lagu tuhmayo in ay ka mid ahaayeen kooxaha ku kacsan dowladda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kacsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD