U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaan

Magac Lab
Xaraf KSubg KA4 xar
1

Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.

2

Kala k.: wax kala duwan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Xaalada Isgoyyska Fagax ayaa Caawa Degan sida uu Web-kaan u sheegay G/Sare Cali Gacmo dulle oo caawa sheegay in uu ku hoyanayo Isgoyska Fagax ee Magaalada Muqdisho.

”
β€œ

Iskamanay imane dadaal iyo isku duubnaan ayaa lagu keenay taa, oo waynu wada garanaynaa oo ninna looga sheekayn maayo, kaan garanayna loo sheegi maayo'e wakhtigaa tabo bari doona.

”
β€œ

Dhegaystayaal, imikana waan amintii gabay miiska, waxaanan idiin hayaa gabay cusub oo kala-kaan la yidhaa, waana kan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

u

Xarafka

K Β· KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD