U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaadsiinyo

Magac Lab
Xaraf KSubg KA10 xar
1

Ku degdegid la'aan.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Isha oo xubin muhiim ah, taxaddar gooni ahna mudan, waxa ay u baahan tahay sal iyo kaadsiinyo, iyo haddii ay lama huran noqotana galgalasho markii fallaarta laga siibayo isha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaadsiinyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD