U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiciir

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JI6 xar
1

Ceeb weyn; bayuur.

2

Midab ciiro casaan ku jiro leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/Raxmaan Muxumed Xasan Eng: Xuseen Muxumed Axmed (Jiciir).

”
“

Waana jiciir loo baahnaa inay la kulmaan, waayo meel aysan hiil ka gaysan ayay hiil ka dooneen; waxay kaloo muujisay inaysan aqool badan u lahayn dadka ay doonayeen inay maamulaan.

”
“

Cali Cabdi Jiciir iyo Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada ee dugsiyada sare Ibraahim Maxamed Siciid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiciir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD