U gudub nuxurka bogga
SABAAD

i2

Magacuyaal Dhimman
Xaraf ISubg I1 xar
1

.ly Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee kelida ah, oo laga hadlaayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“anna intaan waraaq aan ku nuux-nuuxsaday u qoray ayaan u dhiibay, waa la soo akhristay, waa la I waaniyey, waxaana la iigu soo gooyey, ka go’ naftaydu kuuma jeeddee” ayuu Cabdi yidhi.

”
“

Af-Shisheeye ayaa la iga soo sokeysiiyay; anigoo sokeeye ahina shishe la i marsiiyay.

”
“

Allaha nafta I galiyay ee Soomaali iga dhigay baan ku dhaartay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Xarafka

I · I

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
i - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD