U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hujuun1

Magac Lab
Xaraf HSubg HU6 xar
La Mid AhhujuumMagac Lab
1

Weerar cid lagu qaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhawaan ayay kooxo hubeysan sidoo kale hujuun ku qaadeen guriga ku xigeenkii Deelle oo ku yaalla xaafadda Arjantiin ee Degmada Kaaraan, iyadoo la isku dayay in la dilo mas'uulkan.

”
“

“Laakiin waa inaad qaadaan qorshe hujuun ah oo ay dibadda u baxaan xubno ka tirsan Baarlamaanka, wasiirada iyo weliba qurba-jooggiina, si ay u soo jiitaan beesha caalamka,” ayuu raaciyay.

”
“

Sidaa wuxuu ka sheegay Sadaam Xuseen mar uu la hadlayay mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan dalkiisamaalintii shalay si loogu diyaar-garoobo hujuun kaga yimaada dhinaca Maraykanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hujuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD