U gudub nuxurka bogga
SABAAD

horleh

Fal Magu (4)
Naxwe-lahaa, -lahayd
Xaraf HSubg HO6 xar
1

Wax aan hore u jirin ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddana hawshaa uma hagar baxee sidii kuray yar oo iskuul ka saaqiday ayuu noqday googoys maalinba marmarsiiyo horleh keena.

”
“

Madaxweyne Faroole ayaa ku sheegay shirkiisa jaraa’id inay wadaan talaabooyin horleh oo ay ugu talo galeen inay wax kaga qabtaan arrimaha burcad badeeda wuxuuna sheegay inay talaabooyinkaasi la kaashanayaan Beesha Caalamka.

”
“

Kaasi oo abuuray dood horleh oo aan hore u dhicijirin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lahaa, -lahayd

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
horleh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD