U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hiilli

Fal Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf HSubg HI6 xar
La Mid AhhiiliFal Magu (2)
1

Qof, qof kale uga danaanin.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Xikmad waxa jirta laga hayo halyeeydii hore ee Islaamka oo oraneysa: “Kun macal xaq bilaa khalq”, oo macnaheedu yahay u hiilli xaqa adigoon ku xisaabtamin cidda kula jireyso iyo cidda ku mucaaradeyso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hiilli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD