U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hebednimo

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HE9 xar
1

Hebed ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Illaa hadda dad badan ayaa, dhinaca kale, weli si xooggan u rumaysan in waraysiyadaasi ay run biyo-kama-dhibcaan ah yihiin oo si dhegweyni iyo hebednimo ah mas’uuliyiintaas loogu wanjalay khadadkaas teleefan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hebednimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD