U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hawllan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Qof wax hawl haya ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taas oo lala yimaado ayaa isla markiina saaxiibbadeenna ajnabiga ah ee Af-Soomaaliga daneeya iyo heyadaha gargaarka bani-aadmiga ku hawllan u suura gelin karta in ay gacan weyn oo hagarbax leh ka geystaan gudashada xilkaas.

”
“

• u gogol xaaridda xiriir dabacsan oo wanaagsan oo wasaaraduhu kula shaqeeyaan, hay’adaha caalamiga ah ee ku hawllan in ay u adeegaan bulshadeena.

”
“

Taas oo qudha ah ayuu weligiiba ku hawllan yahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hawllan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD