U gudub nuxurka bogga
SABAAD

harraad1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Baahi biyo loo qabo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boorama uu booyado biyo ah u diray deegaanka Lughaya oo uu sheegay in dhawr qof harraad ugu dhinteen bishan August, halkaas oo uu sheegay inuu fadhiistay ceelka keliya ee loo yaqaano Karuure.

”
“

Waxa uu sheegay in Maamulka Boorama uu booyado biyo ah u diray deegaanka Lughaya oo uu sheegay in dhawr qof harraad ugu dhinteen bishan August, halkaas oo uu sheegay inuu fadhiistay ceelka keliya ee loo yaqaano Karuure.

”
“

Haddaba, sida aan kor ku soo sheegnay waxay dadka degan gobolku qarka u saaran yihiin in ay harraad u dhintan xilligan lagu jiro, iyadoo aanay dawladduna hadeer iyo mar hore toona wax ka qaban biyaha gobolka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
harraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD