U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hargab1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cudurkan oo magaciisa lagu sheegay SAAR, loona malaynayo saar-bakayle soo xaggaa baxay, waxaa loo malaynayaa inuu yahay Hargab Maraykan ama Bush fayris.

”
“

Qaar kale, ayaa iyana yidhi; "Hawada qabow ee dhulka ayuu hargab ka qaaday."

”
“

Dhalhtarka ayaa sheegey in Madaxweynaha xaaladiisa fiican tahay isla markaana u ambabaxi doono London wixii laga bilaabo Isniinta isaga oo xusey in Hargab iyo Borankiito laga daaweeyay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hargab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD