U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hagrasho

Magac Fal
Xaraf HSubg HA8 xar
1

.dh hagro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si kastaba arintu ha ahaatee waxay is-waydiintu tahay marka waxa kale oo dhan laga yimaado wasaaradda duulista hawadu miyey tahli kari wayday inay mishiin yar u soo iibiso madaarka caasimadda, waxaase muuqata hagrasho iyo dayac aan loo baahnay.

”
“

Sideed ku ilowday dakharadii hore inoo gaadhay inaga oon ka doogsan ‘wax la raajo rag kuma sama’, waxa riiqdeedii inagu dheeraatay hoggaan leexsan oo aqoon-xumi iyo hagrasho leh.

”
“

Sidaa darteed, waxaanu Madaxweyne kugu adkaynaynaa in aad u dhabar adaygto hawsha baaxadda leh, una gudato si aan hagrasho iyo habrasho toona lahayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hagrasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD