U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gurayo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Naag aan nasiib wanaagsanayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Internetka ayaana laga soo daayay cajalado Fiidiyow ah oo tusinaya dad madaxa laga gurayo, hawshaas oo la yiri waxa qabatay jamaacada At-Tawxiid wal-Jihaad.

”
“

Abwaanku maqaal dheer oo uu ku ladhay maasooyin iyo hogotusaalayn uu ku lafo gurayo habka laga rabo in uu u dhaqmo hoggaamiye ummaddeed, taas oo uu si farshaxanimo ah u soo qodobeeyey.

”
“

Waxa kale oo uu ururku ka qaybqaataa hawlaha lagu nadiifinayo magaalada, iyaga oo qaada olololayaal qashinka lagaga gurayo suuqa iyo waddooyinka magaalada, kuwaas oo wax weyn ka tara bilicda magaalada Berbera.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD