U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guntan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Xarig iwm wax la guntay noqosho.

2

Dhiig iwm wax fariistay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dawladda Maraykanka iyo Ingiriiska oo raacsan ayaa u guntan sidii ay u heli lahaayeen qaraar u fasaxaya weerar lagu qaado Ciraaq, laakiin waxa taa aad uga soo horjeeda dawlado farabadan oo ay horkacayaan Jarmalka iyo Faransiisku.

”
“

Rag waxa u ayaan darran nin doqonkii dacwiyey, nin durguftii duday iyo nin Xadhig habeenimo iyo xaajo guntan mid walba ninkii xidhay baa fura.

”
“

Sidaa darteedna waxay balan qaaday inay u guntan doonaan sidii loo dabar jari lahaa caadadan ayna gaadhsiin doonaan goobihii ay ka yimaadeen ugu dambayna waxay u mahadnaqday hay’adihii soo qabanqaabiyay siminaarka oo kala ah Candlight iyo PWF.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guntan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD