U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guhaad

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Baxaalli; dabci.

2

Caro, xanaaq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Walaalkay Xaamud iyo wiilkayga Guhaad ayaa ila socdey.

”
“

Sidaa waxa yidhi Maxamed X. Cali Guhaad oo ka jawaabayay su’aasha ku saabsan maqnaanshaha Telesom.

”
“

Nabadoon Maxamuud Yuusuf Guhaad, ayaa si la mid ah Nabdoona soo dhaweeyay, waxaana uu sheegey in shaqada iyo Waxqabadka Nabadoonka ay ku xiran tahay wadashaqeynta beesha uu ka helo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guhaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD