U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gudan

Fal Magu (4)
Naxwe-dnaa, -dnayd
Xaraf GSubg GU5 xar
1

Wax la guday ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynuhu, wuxuu sheegay inuu soo magacaabay ra'iisul wasaare cusub haddii uu gudan waayo Madaxweynihii hore howshiisa, waayo dhowr jeer ayaa la dhisay xukuumado, mana jiraan wax ay ka qabteen xaalada murugsan ee dalku uu marayo.

”
“

"Anigoo go in ciidamadu aysan u dhameystirnayn wixii ay u baahnaayeen oo dhan ayaa hadana waxaan idinku boorinayaa inaad u diyaargarowdaan sidii aad u gudan lahaydeen waajibka dalka idinka saaran oo ah inaad cadowga ka difaacdaan" ayuu yiri Madaxweyne Sh.

”
“

Barre ayaa xilka looga qaadey madaama lagu soo eedeeyay in uu gudan waayey howlihii loo igmadey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-dnaa, -dnayd

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gudan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD