U gudub nuxurka bogga
SABAAD

godo1

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GO4 xar
1

Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.

2

Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.

3

Tusaale Dheeraad ah2

“

Mas'uulkaan oo dhanka amaanka qaabilsan ayaa xusay inay wadaan baaritaano ay ku raadinayaan cida ka dambeysa qaraxa, wuxuuna ka meermeeray inuu farta ku godo cida ay ka shakisan yihiin.

”
“

Sababaha loo aanaynayay dhicisowgaasina waxay ahayd iyadoo badanka shirarkaasi aanay goobjoog ka ahayd dad talo ka godo, ama hadaan hadalka si kale u dhigo looma wada dhamayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
godo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD