U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gayaan

Magac Lab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

.kh G. ah: laba qof oo guurkooda is cuntamo; kuf.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxaa soo dhawaaday waqtigii la dooran lahaa madaxweynaha cusub ee Puntland waxaa durba kaararka soo dhiibtay rag door ah oo dhamaantood sheeganaya inay gayaan xilkaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gayaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD