U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garsiin

Magac Fal
Xaraf GSubg GA7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Goobaha ganacsiga ayaa albaabada loo laabay maqribnimadii caawa, waxayna dadku mashqul ku ahaa sidii uu ugu garsiin lahaa gurigiisa ka hor inta aan la gaarin 7 fiidnimo oo bandowga uu bilaabanayey.

”
“

Warsaaxafadeedka waxaa sidoo kale lagu sheegay in ciidamada Jabuuti ee ku sugan Soomaaliya ay ka qaybqaadanayaan sidii lagu soo celin lahaa nabadda Soomaaliya, dib u dhiska iyo sidii gargaarka bani'aadamnimo loo garsiin lahaa dadka Soomaaliyeed.

”
“

Hadii aad aragto nin calooshu ka soo dhacday oo uu ku soo ergoodo, ha garsiin ilaa aad kii kalena aragto waaba intaasuu go’aye.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garsiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD