U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabax1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA5 xar
1

.kh Meel bannaan oo dabayl iyo dhaxan badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cadeyntan ku aadan in hubka markabkan uu wado uu ku wajahan yahay koonfurta Sudan ayaa waxay waji-gabax ku tahay xukuumada Kenya oo ku adkeysanaysay inay hubka iyadu leedahay.

”
“

Dilkan ayaa wuxuu waji gabax ku yahay maamulka Gobolka Banaadir oo markii la magacaabay sheegay inay wax ka qaban doonaan amaanka guud ee Magaalada Muqdisho oo inteeda badan ay haystaan Xisbul Islam iyo Al-shabaab.

”
“

Qabashadii diyaaraddu waxay kicisay duufaan siyaasadeed iyo mid diblomaasiyeed oo weji-gabax ku keentay Garoowe iyo Muqdishoba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD