U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaashaamo

Fal Magu (3)
Naxwe-aantay, -aamatay
Xaraf GSubg GA9 xar
1

Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

:00 Subaxnimo ayay naga tageen iyagoo 7:00 caweysnimo Gaashaamo gaadhay.

”
“

"Tabinta warkaas iyo xigashadiisu waxay ahaayeen kuwo aan sal iyo raad lahayn oo la been abuuray" ayaa sidoo kale lagu sheegay warbixinta Jabhadda, iyadoo dhacdadan la sheegay inay ka dhacday Gaashaamo oo ka tirsan G/Dhagaxbuur.

”
“

Warar aan la xaqiijina, waxay tibaaxeen in xadhiga Maayarku ka abuurmay magaalada Gaashaamo xiisad, laakiin ma jiraan warar Madaxbanaan oo xaqiijinaya, sida guud ahaanba arrimahaasi u jiraan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-aantay, -aamatay

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaashaamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD