U gudub nuxurka bogga
SABAAD

filiqsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FI8 xar
1

Wax la filqay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagmada Dila waxaa dagan ilaa 100,000 oo ku filiqsan dhamaan dagaanka, magaalada gaar ahaana waxa dagan 30,000 oo qof.

”
“

Qiyaas ahaan 8 ilaa 12 milyan oo Gypsies ah ayaa ku filiqsan dalalka Yurub.

”
“

Caydaruus ayaan arrintaa la socodsiiyay oo dhawr sheeko oo iska filiqsan farta ka saaray.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
filiqsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD