U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiigsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FI7 xar
1

Wax la fiijiyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Magaalada Monrovia qaybta ay dowladdu ka haysato, waddooyinka ayaa waxaa ka buuxa dad fiigsan oo argagxsan oo gabaad raadsanaya.

”
“

Xamakaynta Islaamiyiintaas dagaalka adag galay, islana saxsan, aadna u fiigsan waa xaajo aan sideeda u fududayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiigsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD