U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farsamo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf FSubg FA7 xar
1

Aqoon iyo tab lagu qabto hawlgacmeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Miqyaaskii la dhigtay ayaa jabay, kaas oo FIFA u saartay guddi farsamo oo si wada-jir ah go’aan uga gaadhaysa bal inla qaato tirada rikoodhka cusub iyo inkale.

”
“

Haddaba, waxa la is-weydiin karaa: Hawsha kala-shaandhaynta xogta diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha, ee saddexda xisbi isla qaateen in la sii wado, ma tahay hawl farsamo oo diiwaan-gelineed?

”
“

Njoroge oo ah la-taliyaha farsamo ee mashruuca SAHSP, oo isagu aad uga qaybqaatay sidii uu u soo bixi lahaa dhukumantiga siyaasadda xooluhu.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farsamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD