U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fahamsan

Fal Gudbe (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FA8 xar
1

Qof wax gartay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jaamac Irbad oo fahamsan kollay in uu Cali Suudaani ka yimid sheeko haween ayaa ku bilaabay; “Cali, Canab Indho-jacayl ma is aragteen maalintii ay diiday ballankii aad la ballamaysay kadib.”

”
“

Mingistu waxaan xusuustaa inuu ahaa nin aad iyo aad ula socda marxaladda dalku marayo, isla markaana waxa uu u muuqday inuu yahay nin fahamsan dhibaatada siyaasadeed ee dalka ka jirtey.

”
“

Guddoomiye sababa ay xubno shirkaasi ugu qayblinayaan Somaliland miyaad fahamsan tahay?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fahamsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD